Itoobiya & UWSLF oo saxiixay hashiis kama danbeys ah
 Addis Ababa, 29-Jul-2010 - Waxey dowladda dhexe Itoobiya iyo ururka UWSLF maanta barqadi qalinka ku duugeen hashiis kama danbeys ah, kaasoo soo afjaraya collaaddii dhowr iyo tobanka sano u dhaxeysay labada dhinac...
Maamulka & macalimiinta Godey ATVET College oo la dhaliilay
 Godey, 26-Jul-2010 - Iyadoo jaamacadaha iyo College-yada guud ahaan Itoobiya ay ku jiraan dabaaldegyada xafladaha qalinjabinta ardeyda dhameysatay waxbarashada ee la guddoonsiiynayo shahaadooyinka, ayey waaridiin ay caruurtoodu dhigato Machadka Tababarka Farsamada & Cilmiga Beeraha Godey (Godey ATVET College)...
|