Shir labo maalmood u socday Gollaha Dhexe EPRDF oo soo gabagaboobay
 Addis Ababa, 01-Sep-2010 - Waxaa maanta magaaladan Addis Ababa ku soo gabagaboobay shir Gollaha Dhexe EPRDF u socday, kaasoo lagu ee gayey waxqabadki xisbiga ee labadi sano ee tagtay, islamarkaana lagu falanqeynayey arrimaha lagaga dooddi doono shirweynaha xisbiga ee foodda inagu soo haya...
Norway oo amaantay horumarka dhaqaale ee Itoobiya
 Addis Ababa, 31-Aug-2010 - Safiirka dowladda Norway u fadhiya Addis Ababa, Jens Petter Kjemprud, ayaa si weyn u soo dhaweeyey dadaalka horumar iyo nabadgalyo ee ay muujisay Itoobiya sanadadan danbe...
Waxgaradka beesha Reer Isaaq oo taageeray nabadda
 Jigjiga, 31-Aug-2010 - Kulamo ka kala dhacay dalka iyo dibadda oo ay isugu timid beesha Reer Isaaq ayey beeshu si buuxda ugu taageertay dadaalka nabad iyo hormar ee ay dowladda dhexe iyo xukumadda deegaanku ka wadaan guud ahaan Ismaamulka Deegaanka Soomaalida...
Madaxweyne Girma oo qaabilay Daahir Riyaale
 Addis Ababa, 30-Aug-2010 - Madaxweynaha dowladda dhexe Itoobiya, Girma Woldegiorgis, ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay madaxweynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin...
|