logo
 


 
 
         
Dabaylo xoog badan oo ka dhacaya magaalada Godey
Godey, 24-Jul-2010 - Dabaylo xoogan oo carro wata, socdayna labadii todobaad ee lasoo dhaafay, ayaa si xoog leh uga socda gudaha iyo hareeraha magaalada Godey. Dabaylahan ayaa waxay sababayaan mararka qaar inay joogsadan isu socdkii dadka iyo gadiidka magaalada dhexdeeda iyo waliba kuwa u kala gosha magaalada iyo deegaannada kale ee gobalka.

Dad shacab ah oo wabishabeele.com la hadlay ayaa u sheegay inay adag tahay in xiliyada qaar dadku banaanka u soo baxo, wax araga oo aad u liita iyo halis dhanka caafimaadka ah oo caradu keeni karto darteed.

"Adeer waayeel ayaan ku gaaray degmada Godey waligayna ma arag dabayshan sidata carradan xoogaas leh mid lamid ah waligeedna kama dhicin Godey" ayuu yiri Xaaji Cabdi Rooble oo ka cabanayey dabeyshan.

Magaalada Godey ayaa leh ban aad u weyn, geeduhuna ku yaryihiin, taas iyo xaalufinta dhirta ayaa keentay in markaad qiyaastii 20-25km uga baxdo dhinac walba khaastan (koonfur & waqooyi), aadan ku arkeen geed quman. Xaalufinta dhirta ayaa haddunan maamulka degdeg uga hortagin sababi doonta nabaad-guur baahsan.

wabishabeele.com


   
» Andrew Mitchell visits Ethiopia 06 Sep 2010

» Ethiopian Central Bank Says Devaluation to Boost Exports, Domestic Output 05 Sep 2010

» Ethiopia rejects dam criticism, targets 10,000 MW 05 Sep 2010

» Six Arrested in Japan for Involvement in 2008 Citibank Scam of Bank of Ethiopia 04 Sep 2010

» Ethiopia: Pastoralism Against the Odds 03 Sep 2010


 
» Jaaliyadda deegaanka ee Minnesota oo si kulul uga jawaabtay qoraallo lagaga been abuurtay gudoomiye Cabdifitaax 03 Sep 2010

» Cabdi oo loo dhaariyey madaxweynenimada deegaanka shanta sano ee xigga 02 Sep 2010

» Suuqyada Addis Ababa oo uu soo galay buug uu qoray wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Itoobiya 02 Sep 2010

» Itoobiya oo mamnuucday waxbarashadi banaanka lagu qaadanayey (distance education) 01 Sep 2010

» Waxgaradka beesha Reer Isaaq oo taageeray nabadda 31 Aug 2010

» Madaxweyne Girma oo qaabilay Daahir Riyaale 30 Aug 2010

» Socdaal lama filaan ah oo uu Al-Bashir ku yimid Nairobi oo dhaliyey guux 29 Aug 2010

» Dr. Shiferaw oo la kulmay jaaliyadda deegaanka ee Minneapolis 27 Aug 2010

» Meles: Ururrada bulshada door muhiim ah ayey ku leeyihiin ka mira-dhalinta qorshaha shanta sano 27 Aug 2010

» Itoobiya oo cambaareysay falkii argagixiso ee Muqdisho 26 Aug 2010

 
 

Somali Links


 
 
» Traveling Nurses travel to Ethiopia

» Somalia: Why Piracy will not end soon

» African peacekeepers open 9 more bases in Somalia

» Ethiopian birr devalued: central bank data

» Ethiopians Continue to Suffer in Middle East: Five Die in Saudi Prison

 
 



Today's picture

 
» Congratulatory message for his excellency president Abdi Mohamud Omar from Yabarree Diaspora of North America 03 Sep 2010

» Hilibka culimadu wuu sumaysanyahay 29 Aug 2010

» Milicsi suugaaneed: Cabdi Xirsi & amaanista geela, by Faarax Geeydh 19 Aug 2010

» Governments must always listen to young people, by Obaid 14 Aug 2010

» A price under-invoiced - Reporter editorial 13 Aug 2010